Mateas-fidiyo – keydka vidiyowyada
MATEAS- Macmiilka xarunta daryeelka caafimaadka ajaanibta- mashruucan waxaa lagusoo ururiyey fidiyowyo ka hadlaaya daryeelka caafimaadka finland, kuwaasoo ku hadlaya luuqadda finishka oo faseex ah ama fudud, carabi, dari, somali, bershiya, iyo ingiriis. Fidiyowyada waxa ay ka hadlayaan caafimaadka aasaasiga ag, daryeelka caafinaadka taqasuska ah, daryeelka caafimaadka degdegga ah, daryeelka caafimaadka ilkaha iyo daryeelka carruurta iyo hooyada.
Habka fidiyowga sheekada waxaa hagaya ajaanib isticmaasha daryeelka caafimaadka Finland sidii loogu talagalay. Waxaa intaas dheer in mashruucan lagu soobandhigay labao dukumenti oo yar oo ah qibradaha ay soo mareen ajaanibta. Dokomentigaan ujeedadiisu waxa ay tahay in xaqiiqda laystuso, taaso oo qaar ka mid ah ajaanibta ay ku noolyihiin, iyo aradtida ay Finland iyo bulshadaba ay ka qabaan.
Daryeelka caafimaadka aasaasiga ag
Perusterveydenhuolto (kieli somali) (suora YouTube-linkki)
Daryeelka caafimaadka takhasuska gaarka ah
Erikoissairaanhoito (kieli somali) (suora YouTube-linkki)
Daryeelka caafimaadka degdegga ah
Akuuttiterveydenhuolto (kieli somali) (suora YouTube-linkki)
Daryeelka caafimaadka ilkaha
Hammashuolto (kieli somali) (suora YouTube-linkki)
Xarunta daryeelka carruurta iyo hooyada, daryeelka caafimaadka iskoolka, daryeelka caafimaadka ardayda
Neuvola, kouluterveydenhuolto ja opiskelijaterveydenhuolto (kieli somali) (suora YouTube-linkki)
Sheekada Mahmoud
Mahmoudin tarina (suora Youtube-linkki)
Dokomentariga qoyska Suuriyaaska laqabsashada waddankan
Syyrialaisen perheen kotoutuminen (suora YouTube-linkki)